Xuska 1-da Augusto oo si ka duwan sidii hore loo xusay iyo Madaxweyne Deni oo baaq diray (Sawirro)

Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay ka qeybgalay Xafladda xuska munaasabadda 1-da August, sanad guuradii 24-aad ee Aasaaskii Puntland, taasi oo caawa dhawaale loogu ururiyey dadka Abaartu saameysay. Madaxweynaha ayaa hadaljeedintiisa taariikhiga ah,  ku muujiyay muhiimada ay leedahay in la xuso maalintii aynu Aasaasanay nidaamkan Dowladnimo oo dadka reer Puntland ku faa’ideen, Soomaaliya … Continue reading Xuska 1-da Augusto oo si ka duwan sidii hore loo xusay iyo Madaxweyne Deni oo baaq diray (Sawirro)